Gabar kamid aheyd Guddiga Doorashada uu Qoor Qoor soo magacaabay oo liiska laga saaray

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay war ku aadan in liiska guddiga doorashada heer dowlad goboleed laga saaray Xaawo Aadan Yare Culusow oo kamid aheyd xubnihii uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor. Gabadhan ayaa wararka aan helnay sheegayeen in ay is casishay kadib markii Villa Soomaaliya iyo xafiiska Ra’isul Wasaaraha kahor yimid … Continue reading Gabar kamid aheyd Guddiga Doorashada uu Qoor Qoor soo magacaabay oo liiska laga saaray